Xildhibaan Axmed Xaashi Cabdi oo geeriyooday iyo Madaxweyne ka hadlay

Ilaah ha u naxariistee waxaa dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan Axmed Xaashi Cabdi oo katirsanaa golaha guurtida Somaliland , Xildhibaanka ayaana la sheegay in dalkaasi ugu geeriyooday xanuun hayay. Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhambaal tacsi ah u diray, golaha Baarlamaanka gaar ahaan golaha guurtida, qoyska,  qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka … Continue reading Xildhibaan Axmed Xaashi Cabdi oo geeriyooday iyo Madaxweyne ka hadlay